Meel ay Soomaalidu waligeeda aysantagin Naarta aduunyadda ❄️🔥

Опубликовано: 26 Апрель 2023
на канале: SWEVO
11,188
like

Waxaan aniga iyo saxibadeeda galnay safar aad u dheer oo dhab ahaantii ahaa mid qurux badan.
Waxaa jognaa gobolka ugu qaboowga badan ee Mareykanka xitaa aduunydda.
Waa halka gobol loo dhexsoconaayo saacado badan.
Waxaa halkaan idinku soo bandhigay video aad u quruxbadan

Follow all my socials

Instagram: swevo_2x

Snapchat: swevo_2xx

Tiktok: swevo_